Dhagaystayaal kusoo dhowaada MUQDISHO podcast oo ah wartabiye madaxbanaan, waxaanu halkan kuso bandhigi doonaa barnaamijyo kala duwan oo aanu uga hadli doono xaalada soomaaliya iyo Soomaalida, si gaara waxanu diiradada ku saari doonaa Mawduucyo kala duwan oo aan islenaahay bulshada ayay faa’iido u leedahay, Dhaqaalaha , Siyaasada, aqoonta iyo Caafimaadka, Barnaamij waxa intiisa badan idin la socod siin doona aniga oo ah kamal, waxana igala qayb qaadan doona dad badanoo kamida waxgaradka iyo aqoonyahanada...
Fri Apr 5, 2024
122 episodes
Codka Soomaalida DK
This is a somali podcast made by "Mediegruppen for somaliere i DK" in Denmark, and would be in Somali and in Danish primary. This channel "Codka Soomaalida DK" is meant to be the voice of the somali diaspora in Denmark and the topics that are discussed would turn around this. But can be open for topics that are interesting generally for somali diaspora.